Wasaarad Cusub oo lagu soo daray Wasiiradda Hrshabelle ee ka badnaa 80-ka xubnood

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray maanta ku magacaabay Wasiir cusub oo kamid noqonaya golaha wasiirada Hirshabelle iyo kuxigeenkiiisa Guudlaawe ayaa u magacaabay Mudane Axmed Sheekh Nuur Cabdi (Cirro) in uu noqdo Wasiirka Wasaaradda Reer Miyiga, isagoo sidoo kale Mudane Xuseen Maxamed Tuuryare u Magacaabay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda. … Continue reading Wasaarad Cusub oo lagu soo daray Wasiiradda Hrshabelle ee ka badnaa 80-ka xubnood